Kulamo ku Saabsan Muhiimadda Dowlad Wanaagga oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dibadaha Wax ku soo Barta ayaa la yimaada Fikrado Wax ku ool ah oo ay Doonayaan in Dalkooda ay Dib ugu Dhisaan Si Meesha looga Saaro Colaadda Sokooyaha loona Xoojiyo Nidaamka Dowlad Wanaagga.

Axmed Maxamed oo kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Dalka Dibaddiisa Wax Ku Soo Bartay ayaa Billaabay Kulamo ku Saabsan Sidii Dhalinyarada loogu Wacyigalinlahaa Muhiimadda Dowlad Wanaagga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here