Waayo Joog ka Sheekeeyay Muhiimadda uu Adeegii Boostada u lahaa Bulshada Soomaaliyeed.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Burburkii dalka kadib waxaa meesha ka baxay isgarsiintii dowladda ee loo yaqiinay boostada waxa ayna ahayd Aalad bulshada soomaaliyeed si weyn ay u isticmaali jireen balse sababo laxiriira dunida oo dhanka tiknolojiyada ku hormartay ayaa waxaa laga adeegsadaa noocyo badan oo isgarsiin ah kuwaasi oo ka duwan adeegii boostada Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cumar Saalax Cabdi oo Waayo jog u Soo ahaa Isticmaalka Boostadii Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here