Jowhar – ( Radio-Isnaay ) – Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Hirshabelle oo kaashaneeyso Wasaaradda Waxbarashada DFS ayaa kasocda Magaalada Jowhar iyada oo loo qabanayo 30 macallin oo dhalinyaro ah kuwaasi oo bare ka ah Dugsiyada Waxbarsho ee Magaalada Jowhar.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.