Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 20 kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa ka Faa’ideysanaya Tababarkan ku Saabsan Hogaaminta iyo Maamul Wanaagga Kaas oo ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.