In ka Badan 150 Qoys Danyar ah oo Afur loogu Qeybiyay Magaalada Jowhar.

0
320

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaya muxsiniinta Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadanaya afurinta dadka danyarta ah ee ku nool magaalda jowhar iyo degaanada hoosyimaada kuwaasi oo aan awoodin in ay helaan afur ku filin maadaama cudurka covid-19 uu saameyn lixaad leh ku yeeshay Nolosha Danyarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here