Hoos u Dhac Ku yimid Qiimaha Bunka iyo Timirta ee Suuqyada Magaalada Baladweyne.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Isticmaalka Bunka iyo Timirta ayaa ah Midka ugu Weyn Guud ahaan Dunida Muslimka Gaar ahaan Soomaaliya Inta lagu Guda Jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaanta Waxaana Hadda Hoos u Dhac Ballaaran laga Dareemaya Qiimahooda Suuqyada Magaalada Baladweyne Sida ay Radio Isnaay u Sheegeen Qaar kamid ah Ganacsatada Bunka iyo Timirta iibisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here