Farsamada Allaabaha Jiifka Guryaha oo Shaqo Abuur u Noqotay Dhalinyarada Magaalada Jowhar

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ka Cawda Shaqo la’aan Baahsan oo ka Jirta Guud ahaan Dalka Waxaana ay Qaarkood Sameysteen Xirafado kala Duwan oo ay Noloshooda Ku Maareeyaan .

Waxa ay Dhalinyarada Qaar ee Magaalada Jowhar Billaabeen Ku Shaqeysiga Farsamada Alaabaha Jiifka iyo Fadhiyada Guryaha Waxa ayna ka Maareeyaan Nolosha Qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here