Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku Baaqay in loo gurmado beeraleyda Jowhar.

0
189

Jowhar (Radio-Isnaay)- Cali Ibraahim beesh oo ah Gudoomiyaha guddiga gurmadka fatahaadaha gobolka shabeellaha dhexe ahna gudoomiye ku xigeenka dhinaca mashaaricda gobolkani ayaa ka warbixiyey xogta ay ka hayaan xaladaha abaaraha ee deegaanada hoosyimaada jowhar isago sheegay in fatahaadaha wabiga shabeelle iyo ayaxa dhibaato badan lagala kulmay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:-Cabdi casiis Xasan Mucalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here