Qabiir Dhinaca Beeraha ah oo ku Baaqay in laga Faa’ideysto Tacabka Xilliga Guga.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli beeraleeyda gobolka shabeellaha dhexe ay ku gudajiraan waqtiga tacabka ee gu’ga ayaa waxaa socda dadaalo ay ku doonayaan in ay kaga soo kabtaan qasaarihii ay ugeysteen fatahaadahii wabiga shabeelle.

Cumar saalax cabdi waxaa uu ka mid yahay macallimiinta maadooyinka beeraha ka dhiga jaamacadaha Magaalada jowhar waxa uu beeraleyda ugu baaqay iney kordhiyaan Waxsoo Saarka Gobolka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here