Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Xaddiga Biyaha Wabiga Shabeelle.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wabiga Shabeelle ee Mara Bartamaha Magaalada Jowhar ayaa ahaa Maalmahii la soo Dhaafay Mid ay Biyahiisu Aad Hoos ugu Dhaceen islamarkaana Dhadhan iyo Midab ahaanba Doorsoomay.

Balse Maalin ka hor Wabiga ayaa Soo Buux dhaafiyay Biyo Gaduudan oo u Wanaagsan Tacabka Beeraha Waxaana Arintaasi ka Hadlay Qaar kamid ah Beeraleyda Magaalada Jowhar.

 Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here