Hirshabeelle oo Wada Dadaallo Dib u Dhis loogu Sameynayo Waddooyinka Burbursan.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka howlaha guud iyo guriyeynta maamulka hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaashi ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah hey’adaha daneeya dhismaha iyo dib udhiska wadooyinka dalka waxa uuna kala hadlay sidii loo dardargalinlaha dhismaha wadooyinka deegnaanada hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here