Ururka Dhalinyarada Baladweyne oo Gurmad Biyo Dhaamin ah u Sameeyay Qoysas Danyar ah.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 500 oo qoys oo ku nool degmada baladweyne ee gobolka hiiraan ayaa loo sameeyey biiyo dhaamin kadib markii in muddo ah ay la dhibaateysnaayeen biiyo la’aan daran waxaana gurmad kaasi garsiiyey ururka dhalinyarada midnimo ee gobolka hiraan oo inta badan ka shaqeeya arimaha horumarinta magaalada baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here