Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Billaabay Diyaargarowga Tacabka Xilliga Guga.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nuux Aadan  Axmed waa mid kamid ah beeraleeyda ku dhaqan tuuLada bayaxaw ee duleedka degmada jowhar wuxuu kamid ahaa beeraleeydii 4ta xilli beereed ay fatahaada saameeysay Dalagyadii ay Beerteen oo 3 hektar ah Kuwaas oo ay ku beernaayeen dalagyo kala duwan ayaa hadda rajo wanaagsan ka muujinaya Tacabka Xilliga Guga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here