Wasaaradda Ciyaaraha Hirshabeelle oo Jowhar ka Daahfurtay Tartan Kubadda Cagta ah.  

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Hirshabeelle oo kaashaneysa Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa Magaalada Jowhar ka Daah furay Tartanka Kubadda Cagta ee 17 Sano Jirada Xaafadaha Magaalada Jowhar kaas oo looga Gol leeyahay Is dhexgalka Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here