Faah Faahinno ka soo Baxaya Qasaaraha Roob Dabeylo Wata oo ka Da’ay Magaalada Jowhar.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobab wato dabeylo Xoogan ayaa xalay saqdii dhexe ka da’ay inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar  ilaa Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Kaas oo Hoorayay Muddo ku Siman Saddex Saacadood Waxaana uu Sababay Qasaare Soo Gaaray Xoolo Dhaqato Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xasan Aadan Cabdi oo kamid ah Waxgaradka Tuulada Cali Deyr.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here