Duubabka Dhaqanka Shabeellaha Dhexe oo Shaaciyay Habka loomaro Xallinta Khilaafaadka Bulshada.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odoyaasha dhaqanka gobalka shabeellaha dhexe oo la hadlay Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa Faah faahin ka Bixiyay Heerarka kala Duwan ee ay Maraan Marka ay Doonayaan in ay Xilliyaan Khilaafka soo Kala Dhexgala Bulshada Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa Gobolkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here