Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka karoonaha ee laga helay Soomaaliya.

0
168

JOWHAR (Radioisnaay) Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,906

o Laga Helay: 242

o Somaliland: 111

o Puntland: 75

o Koonfurgalbeed: 16

o Hirshabelle: 12

o Galmudug: 11

o Jubbaland: 10

o Banadir: 7

o Lab: 127

o Dhedig: 115

o Dhimasho: 14 (Somliland:10, Galmudug:2 Banadir:2)

o Bogsashada: 67

Tirada Guud ee Laga Helay: 13,079

Bogsashada Guud: 5,411

Dhimashada Guud: 668

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here