Hormuud Salaam Foundation oo deeq rashiin ah garsiisay Cisbitaalka dhimirka ee Xabeeb.

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey,ada Hormuud Salaam foundation ayaa manta Cibitaalka dhimirka ee Xabeeb waxa ay garsiisay  deeq ka kooban Rashiin iyo timir xili lagudi jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxana loogu talagay Bukaanada iyo howlwadeenada caafimaadka ee ku sugan isbitaalkaasi.

Warbixntan waxaa soo jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here