Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ku soo badanaya Ururada dhalinyaro ee ka shaqeeya horumarka deegaanka iyo Nabadda waxa ayna ka qeybqaataan tayada waxbarshada iyo caawinta ama garabsiinta dadka danyarta ah sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxamed Cali Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Tayo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.