Wasaaradda Tamarta Hirshabeelle oo Kormeertay Goobaha uu ka Jilicsanyahay Wabiga Shabeelle.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Maamulka Hirshabeelle Saalax Maxamed Xasan oo mudooyinkan dambe ku sugan Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in uu kormeer ku tagay goobaha sanad walba uu ka fataho wabiga shabeelle ee deegaano hoostaga Magaaladaasi.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here