Ardayda Barata Cilmiga Tiknoloojiyadda Casriga ah oo ka Hadlay Faa’idoyinka ay ka Heleen.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalaada jowhar ee Caasimadda Maamulka hirshabeelle waxaa ku soo badanaya dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay kuwaasi oo ay Wax ka bartaan ardayda ku nool Jowhar iyo Deegaanada Hoosyimaada.

Ibaraahim sheikh maxamed oo ka mid ah dhalinyarada baratay cilmiga computerka oo wareysi siiyaya idaacadda isnaay ayaa ka sheekeyay  faaii’dada ay leedahay in labarto cilmiga Tiknoloojiyadda Caalamiga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here