Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Nidaamka Awood Qeybsiga Beelaha ee 4.5.

0
311

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dhalinyaradda u dhuun daloola ka qeybgalka siyaasadda iyo hogaanka dalka ayaa sheegay in laga gudbo Nidaamka awood qeybsiga qabiilka ku saleysan iyada oo lagu xulan karo aqoon,karti iyo hufnaan sidaasi Waxaa Radio Isnaay u Sheegay Idiris Ibraahim Xasan oo kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here