Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda.
Warbixintan Waxaa inoo soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.