Kulan looga Hadlayay Afurinta Danyarta oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
213

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka horumarinta dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa maanta Caasimadda hirshabeelle ku qabtay kulan looga hadlayey sidii loo Afurinlahaa dadka danyarta ah inta lagu gudijiro bisha barakeysan ee Ramadaan Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Shariif Axmed Calasow oo ah Gudoomiyaha Ururka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here