Dhalinyarada Qaaci ka Tuma Jowhar oo Ka Hadlay Muhiimadda Fanka.

0
469

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kani waa Cabdirisaaq Cabdullaahi oo loo yaqaano Maazim Cadde ma,ahan fanaan lkn rajadiisu ayaa ah in uu mar uun noqdo fanaan caan ah oo dunida iyo gudaha dalka soomaaliya laga yaqaano waxaa uu aad ujecelyahay in uu ku luuqeeyo heesaha qaraamiga inkasto hadda aysan jirin hees si gaar ah uu u,alifay ama loogu sameeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here