Jowhar (Radio_isnaay) Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa dhalinyarada ku booriyey in ay ka qeybqataan Nabadgalyada deegaanka waxa uuna sheegay in loo baahanyahay in dhalinyarada ay la shaqeyaan maamulka gobolka iyo hey,adaha Amniga.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.