Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

0
231

 Jowhar(Radio-Isnaay)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdi casiis Xasan Mucalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here