Shacabka Magaalada Jowhar oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Waddada Jowhar iyo Muqdisho.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Si Rasmi ah u Bilowlday Dhismaha Waddada Xiriirisa Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Taas oo Muhiimmad Ballaaran u leh Isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka Waxaana Soo Dhaweeyay Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here