Wajigii Koobaad ee Tallaalka Covid-19 oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Jowhar.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wajiga koobaad ee tallalka Covid-19 ayaa waxa ay wasaaradda caafimaadka dowlad gobolleedka hirshabeelle Xoogga Ku Saartay Dadka Da’da ah iyo Kuwa Qaba Xanuunanada Kale Waxaana Maanta Si Rasmi ah loogu Soo Gaba gabeeyay Magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here