Maamulka Tuulada Buulo Axmed Cigow oo Wada Dadaallo Lagu Carro tuurayo Wabiga Shabeelle.

0
250

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Buulo Axmed Cigoow waxay ka mid tahay Tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay waxay u jirtaa 10km waana tuulooyinkii ay fatahaadaha iyo Ayaxa Saameeyeen dadka tuulada aya wado carro tuur iskood ah iyaga oo aysan cidna ka caawin Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Ibraahim Khaliif oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here