Gabdhaha Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Doorkooda ku Aadan Horumarinta Waxbarashada.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marka loo eego Xilliyadii Hore Goobaha Waxbarashada Waxaa Aad ugu Badnaa Wiilasha oo Waalidiinta Waxa ay Inta Badan Dadaal ku Bixin jireen Sidii ay Wiilasha Horumar u Gaari lahaayeen, Balse Wacyigalin joogto ah kadib Waxaa Hadda Goobaha Waxbarashada Magaalada Jowhar laga Dareemaya Horumar ay Sameynayan Gabdhaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here