Maamulka Cisbitaalka Magaalada Baladweyne oo la Wareegay Agab Caafimaad.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agabkan caafimaad ayaa isugu jira dawooyin iyo qalabka gar gaarka deg degga ah waxaana loogu talagalay in lagula tacaalo bukaanada ku jira isbitaalka guud ee degmada baladweyne ee gobolka hiiraan waxana agabka Caafimaad Maamulka isbitaalka ku wareejiyey hey,adda horumarinta talyaaniga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here