Dullaalada Seylada Xoolaha Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Qiimo koror ku yiimida Xoolaha.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada iyo dullaalada Magaalada jowhar ayaa quus ka muujiyay Qiimaha Xoolaha la keeno seylada jowhar maadaama ay ku tiirsan yihiin dhaqaalaha ka soo galo suuqa.

Waxaana lagu jiraa xilli jiilaal ah oo Xoolaha aysan Heysan Daaq iyo Dhaqaal Wanaagsan Taas ayaana Keentay in Qiimaha Xoolaha uu Sare u Kaco Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Dullaal Muuse Aamin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here