Jowhar (Radio-Isnaay) Cisbitaal Gobaleedka Jowhar waa halka lagu Baaro dadka looga shakiyo Cudurka Covid-19 waxana malmahan ka socda qaadashada talaalka Cudurkaasi looga hortago iyado isbitaalka loo diyaariyey Sarakiil Caafimaad oo utababaran howlaha Covid-19 waxana yaala sheybaarka lagu baaro calaamadaha caabuqaasi uu leeyahay.
Warbixintan Waxa soo Jeedinaya:- Cabdi casiis Xasan Mucalin.