Dadaalada Looga Hortagayo Covid-19 oo Wali Ka Socda Magaalada Jowhar.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro si gaar ah isku xilqaamay ayaa Magaalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ka billaabay olole wacyigalin la xiriirta qatarta uu leeyahay Cudurka Covid-19 iyaga oo agabka cudurkaasi looga hortago uqeebiyey dadka danyarta ah iyo kuwa Nadaafadda ka shaqeeya Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xasan Suleymaan Axmed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here