Dhaqatiirta magaalada jowhar oo ka digay halista xanuunka shuban biyoodka

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo lagu guda jiro bisha maarso ayna tahay bilaha ugu kulul aya  dhaqatirta magalada jowhar ka howl gala waxa ay ka digaan halista cudurka shuban biyoodka oo kadhasha xilliyada kulul.

Dr maxamed cabdi gaalib waxa uu ka mid yahay dhaqatirta ka howl gala magalada jowhar waxa uuna ka warbixinaya sameynta xanuunka shuban biyoodka oo xiliyadaan oo kale soo rita bulshada ku dhaqan magalada jowhar iyo deganada hoosyimada .

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here