Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Carruurta ku nool Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Waxbarasho u Soo Raadsada Goobaha Waxbarasho ee Magaalada Jowhar Taas oo Dhibaato ay ku Qabaan Ardaydaasi.
Maamulka Tuulada Koongo ayaa Wasaaradda Waxbarasha Hirshabeelle ka Dalbaday in ay u Hirgaliso Goobo Waxbarasho Si ay Ardayda Deegaanka ugu Sahlanaato in ay Waxbartaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.