Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Soo Xirtay Kulan Wadatashi ahaa oo Jowhar ka Socday.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle lagu soo gaba gabeeyay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay Siyaasadda iyo qaab dhismeedka Manhajka waxbarashada Aas Aasiga ee Deg degga ah waxaana ka faa’ideystay qaar ka mid ah Maamulka iyo Macallimiinta wax ka dhiga dugsiyada magaalada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here