Maamulka Cisbitaalka Mahadaay oo Dalbaday in la Gaarsiiyo Agabka looga Hortago Covid-19.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – C/qaadir Faqay Faarax oo ah Agaasime ku Xigeenka Cisbitaalka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegay in Degmada ay Xilligaan u Baahan tahay Taageero Caafimaad oo kaga Yimaada Dhan walba.

Waxaa uu Sheegay in Xilligan ay u baahanyihiin Agabka lagu Baaro iyo Kuwa looga Hortago Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here