Tirada dadka u dhintay cudurka Karoonaha Soomaaliya oo gaartay 471

0
228

JOWHAR (Radioisnaay) Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaali ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1089

 Laga Helay: 133

 Somaliland: 78

 Jubbaland: 27

 Banadir: 21

 Hirshabelle: 4

 Kofurgalbeed: 3

 Lab: 92

 Dhedig: 41

o Dhimasho: 8 ( Somliland: 6, Banadir:1, Konfurgalbeed:1)

o Bogsashada: 29

Tirada Guud ee Laga Helay: 10,664

Bogsashada Guud: 4,634

Dhimashada Guud: 471

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here