Hoos u Dhac ku yimid Wax Soo Saarka Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe ayaa ka hadlay farqiga udhaxeeya waxsoosaarkii beeraha ee  burburkii dalka ka hor iyo kuwa sanadahan dambe iyaga oo sheegay in dadka qaar tacabkii ay ku badasheen in dibadaha ay ka sugaan wax loogu yeero qarashka bilka ama qutulyoonka nolasha.

Hoos u Dhac ayaa Ku Yimid Wax Soo Saarkii Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxaana aad u Yaraaday Dadaalkii iyo Hamigii ay Dadku ka Lahaayeen Waxa soo Saarka sida uu Sheegay Cumar Ciise Xaaji oo kamid ah Beeraleyda Gobolka.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here