Beeraleyda Shabeellaha Dhexe oo Wada Diyaar garowga Tacabka Xilliga Guga.

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleydan ayaa hadda wado diyaar garow ku Aadan beerashada dalagyada kala duwan ee Xilli Tacbeedka Guga Kadib markii uu todobaadkan gudahiisa uu Gobolka ka curtay roobkii guga waxaana xilligan ay Beeraleyda Wadaan Waxa Loo Yaqaan Car gadi Ama Diyaarinta Dhulka Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Axmed Nuur Macallin oo kamid ah Beeraleyda Deegaanka Cali Fooldheere.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here