Barnaamijka Wadahadalada Joogtada ah oo Maanta Magaalada Jowhar Lagu Soo Xiray.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladaan ayaa ahayd mid lagu soo gaba gabeynayay barnaamijka wadda hadallada joogtada ah Kaas oo ay hay’adda Tubta Nabadda soomaaliyeed  Muddo 7 Billood ah ku Bareysay Dhalinyarada Magaalada Jowhar Ka Qeybgalka Siyaasadda Xoojinta Nabadda iyo La Dagaalanka Waxyaabaha maanka Dooriya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here