Guddida Dastuurka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Wada Qorshe Aragtida Bulshada Lagu Uruurinayo.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha guddiga dastuurka ee Barlamaanka Hirshabeelle Maxamed Ibraahim Maxamed ayaa sheegay in dhawaan jowhar iyo Baladweyne laga  billaabi doono barnaamij bulshada hirshabeelle looga  ururinaayo aragtidooda ku saabsan qaabka ugu wanaagsan ee wax ka badal loogu sameeyn karo dastuurka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here