Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Ladagaalanka Takoorka.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bishii Diseembar Sanadii 1960 ka dib Dhacdooyink ka dhan ah Naceybka Meelo Badan oo Adduunka kamid ah, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Wuxuu Meel Mariyay Qaraar lagu Cambaareynayo’’ Dhammaan Muuqaalada iyo Dhaqamada Naceybka Midab, Diin iyo Qaran Sida Ku Xadgudubka Axdiga Qaramada Midoobay iyo Baaqa Caalamiga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here