Jowhar oo ku Talaabsaneysa Horumar Dhinaca Waxbarashada ah.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waxaa siweyn looga dareemayaa Horumar dhinca tayada waxbarashada Ardayda deegaanada gobolka shabeellaha dhexe waxaana si wada jir ugu qeyb qaadanayo masuuliyiinta waxabaarshada iyo shacabka qeybihiisa kala duwan.

Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Jowhar Cusmaan Nuur Dhaqane ayaa ka Hadlay Farqiga u dhaxeeya Heerarka Waxbarashada Magaalada Jowhar Xilligan iyo Sanadahii aynu Soo Dhaafnay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here