Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Farxadda Adduunka.

0
202

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Laga soo bilaabo 2013, Qaramada Midoobay waxay u dabaaldegtaa Maalinta Caalamiga ah ee Farxadda si ay u aqoonsato muhiimadda farxaddu u leedahay nolosha dadka adduunka.

Sannadkii 2015-kii, UN-ku wuxuu bilaabay 17 Yoolalka Horumarka Waara, ee la doonayo in lagu joojiyo saboolnimada, siloo yareeyo sinnaan la’aanta, loona ilaaliyo dhulkeenna – saddex waji oo muhiim ah oo u horseeda wanaag iyo farxad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here