Tirada Dadka uu Soo Ritay Xanuunka Covid-19 ee Soomaaliya oo Korortay.  

0
372

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,294.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here