Ururka Horumarinta Nabadda Hirshabeelle oo Kulamo ka Wada Mgaalada Jowhar.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Uruurka Horumarinta Nabadda  hirshabeelle ayaa kulan ay ku yesheen jowhar waxa ay kaga hadleen sidii loo balaarin laha wacyigallinta arimaha nabada waxa ayna Sanadkan qorsheynayaan in guri iyo Xaafad walba loo diyaariyo kooxo dhalinyaro ah oo gabdho iyo wiilal isugu jira kuwaasi oo bulshada usharxaya muhiimada ay leedahay nabada deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here