Hey’adda Zamzam Foundation oo Deeq Abuur ah ku Wareejisay Beeraleyda Jowhar.

0
518

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad shan kun qoys oo beeraleey ah isla markaana ku nool Tuulooyin Hoosyimaada degmada jowhar ayaa ka Faa’ideystay Drrq Abuur ah oo isugu jiro galeey,sisisn,digir,basal,yaanyo iyo qare ku was oo  ahaa beeraleeydii ay Wax soo Saarkooda Saameeyeen Fatahaadaha iyo Ayaxii ku Dagay Gobolkani shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here